Dagaal saaka ka dhacay Beladweyne iyo dibed-baxyo rabshado wata oo ka socda

Xiisad ayaa saaka ka taagan magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan , iyadoo saaka shacabku ku waabariisteen dhawaqa rasaas bartamaha magaalada ka dhacaysa. Wararka waxay sheegayaan in koox dhalinyaro oo isa soo abaabushay ay rasaaseeyeen ciidamo boolis ah oo ku sugnaa bar kontarol kuwaasoo kasoo horjeeda booqashada maanta lagu wado inuu Beledweyne ku tago madaxweynaha cusub … Continue reading Dagaal saaka ka dhacay Beladweyne iyo dibed-baxyo rabshado wata oo ka socda